Video:-Maxaa la dhex arki karay Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Deni ?

Garowe.idil News.Daganaan iyo masuuulnimo hogaamin ay ka muuqato.

Puntlandernimo iyo la socosho hogaamin ay ka muuqato.

Nidaam iyo haykal Dowladnimo hogaamin ay ka muuqato.

Ilhaamadii tagidii Imaaraadka Carabta iyo ka hadalkiii safarkiisa ee Maxamed Faroole oo uu bulshada dareensiiyay in uu ka xun yahay waxii dhacay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka