VIDEO: Shirka Shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed oo lasoo gaba-gabeeyay

Shirka shaqo Abuurka dhaliyarada Somaliyeed oo u dhaxeeyey Wasiirada shaqada iyo shaqaalaha Dowladda dhexe iyo Dawladdaha xubnaha ka ah ayaa Lagu soo gaba-gabeeyey Maagala Garoowe ee Caasimada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka