VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xeerka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay xaruntooda Magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland.

Xildhibaanada ayaa kulankoodu intii uu socday arrimo dhowr ah, Iyagoona ansixiyay Xeerka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.