VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8-aad

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee dugsiyadda dhexe.