Musharixiinta is diiwaan-geliyay oo u digay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland (Akhriso)

Musharixiinta is diiwaan-geliyay ee Doorashada Jubbaland ayaa uga digay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland in dib loo furo is diiwaan-gelinta Musharixiinta, lana hareer maro jadwalkii lagu heshiiyay.