VIDEO: Maxay Guddiga Amniga Jubbaland u xireen Xuduudaha Kismaayo ?

Guddiga Gollaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sharaxaad ka bixiyay go,aanadii u danbeeyay ee ku aadanaa sugidda amniga magaalada Kismaayo ee maalmaha doorashada.