Video:-Farmaajo oo beenka sheegid iyo gaf iskugu daray shacabka Dhuusamareeb

Hadalkan waxuu ka mid noqday kuwa taariikhda galay ee muujiyay aftahanimo xumida,beenta iyo khiyaaliga uu ku nool yahay Farmaajo.

Xaqiiqdii waa wax laga yaq-yaqsido in qof waxuunn kala garanayaa sidaa u hadlo.

Farmaajo waxuu ilowsan yahay in Dhuusamareeb ay nabad ahayd 5-sano ee udanbaysay,isla markaana hal maamul oo kala danbayn leh uu ka jiray,hoos kadaawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka