Madaxweynaha ICJ “Is-bedelada Geeska Africa waxay u baahan yihiin 3 Qodob” (WAREYSI)

Madaxweynaha Maxkamadda Cadaaladda adduunka ee ICJ Cabdiqawi Ahmed Yuusuf ayaa ka hadlay Is-bedelada ka socda Gobalka Geeska Africa iyo Is-dhexgalka Wadamadda Gobalka.

C/qawi Ahmed, Madaxweynaha ICJ ayaa sheegay in Is-dhexgalka iyo Iskaashiga Gobalka Geeska Africa kahor loo baahan yahay Saddex qodob, oo uu ugu horeeyo; Nabad iyo Xasilooni, isagoona sheegay in aysan ka jiran haatan Wadamada Geeska Africa oo ay Soomaaliya ugu horeyso.