Dagaal ka bilowday Degmada Towfiiq

Weerar xoog leh oo ay uadeegsadeen 33-Tikniko ah ayay waxyar ka hor Maleeshiyo beesha Sacad ah kusoo qaadeen Degmada Towfiq ee Gobolka Mudug.

Towfiq waa Degmo ka tirsan Puntland oo ay deegaan ahaan ubadan yihiin beesha Diireed.

Maalmo ka hor,ayuu dagaal xoog leh ka dhacay Degmada,kaasoo dib loogu riixay Maleeshiyadaas.

Jibril Qoobey.