Jaaliyadda SSC ee Mareykanka oo taageeray Jabhad looga dhawaaqay Buuhoodle+VIDEO

Jaaliyadda Gobalada SSC ee daggan Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka oo shir yeeshay ayaa taageeray dib-u xorraynta Deegaanada SSC ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn.