Mid kamid Ajaanibtii ugu sareysay Al-Shabaab oo soo goostay (VIDEO)

Zubayr Al-Muhaajir oo ka mid ah saraakiishii ugu saraysay ajaanibta ku biirtay ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inuu kasoo goostay kooxda. waxaana uu sheegay inuu kasoo mid noqday golaha shuurada ee Xarakada Al-Shabaab.

Halkaan Hoose ka Daawo Wareysi ay la yeelatay VOA.