LIVE U Daawo: Xuska 100 sanno-guurada Halgankii Daraawiish-ta 1895-1920.

Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), Golayaasha Dowladda, Isimo, Waxgarad, Haween, Dhalinyaro iyo marti-sharaf, ayaa caawa kaga qayb-galaya munaasabad lagu xusayo 100 Guurada Halgankii Daraawiish oo Garowe ka socota hada.