Bursaalax: Qurba-joogta Puntland oo qalab ciyaaraha ah guddoonsiiyay Kooxaha KC (VIDEO)

Qurba joog uu hogaaminayo Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland Australia Mukhtaar Aadan Seed,ayaa gudoonsiyey qalabka ciyaaraha kooxo ka dhisan Degmada Bursaalax ee Gobolka Mudug.

Qurba joogta qalabka gudoon siisay Dhalinyarada Degmada Bursaalax,ayaa ka kala yimid Wadamada Australia iyo Maraykanka.