Madaxweynaha DJabuuti oo ka hadlay Taariikhda Magaalada Harar (VIDEO)

Generated by IJG JPEG Library

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in Magaalada Harar ee Dalka Itoobiya ay tahay magaalo taariikhi ah, oo ah hoyiga Waxbarashada Africa.