VIDEO: Halkee marayaa dhismaha Garoonka Kubadda cagta Gaalkacyo ee ‘Cawaale’ ?

Dhismaha Garoonka Cayaaraha magaalada Gaalkacyo ee “Cawaale” oo qaab casri ah loo dhisayo ayaa dhismihiisu meel wanaagsan maraya.