8-Feb maalintii uu geeriyooday Jeneral Cadde

Maantoo kale waxaa geeriyooday midvka mid ah halyeeyadii reer Puntland Madaxweyne Cadde Muuse Xirsi (Jeneral Cadde).

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo samir iyo imaana haka siiyo guud ahaan shucuubta reer Puntland.

Cadde waxuu ka mid yahay masuuliyiinta ku sumadan taariikhda Umada reet Puntland.