Video:-Carwada Ganacsiga Puntland oo Bosaso laga daahfuray

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka Daah-furay.Carwada Ganacsiga Puntland.

Carwadan oo ah tii labaad ee nooceeda lagu qabto Puntland waxaa soo qaban qaabiyey Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Rugta Ganacsiga Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka