Kulankii PDRC iyo Burhaan Dio Mio

Doorashadu waxay ka kooban tahay laba qeybood oo kala ah:

1. Hal beeg siyaasadeed

2. Hal beeg farsamo Hal beegga farsamo wuxuu noqon mid la wada leeyahay oo lagu heshiiyo.

Hal beegga siyaasadeed wuxuu u baahan yahay in la shiilo, lagana doodo. Kaddibna Madaxweynaha ay u ahaato shir la tag (options) ay ku qanci karaan dadka Soomaliyeed.

Waxaa haboon in aan lagu deg degin arrimahan masiiriga ah, lana geliyo talo aan berrito dib u soo laaban.

4.5 waxaa laga gaaray heshiis 3 April 2016, in mar dambe aan lagu noqon.

Waxaa haboon in heshiiskaas dib loo jaleecdo laguna daro doodda maanta taagan wixii ka anfacaya.

Burhan Dio Mio