Video:-Xasan Shiikh’Maxaa laga qabtay arimihii qabyada ahaa?

Maxaa laga qabtay arimihii qabyada ahaa ee Dowladii Xasan Shiikh ay wareejisay oo qaranku lahaa,ilayn Guriga Xasan lagama shaqaynayane?ayuu yiri Xasan Shiikh.

Xasan Shiikh oo hadalkiisa sii wata,ayaa waydiiyay Dowlada Farmaajo su’aalo kale oo muhiim u ah Qaranimada Somaliya.

Dastuurkii maxaa laga qabtay?

La dagaalankii argagixisada maxaa laga qabtay?

Dhismihii Ciidamada maxaa laga qabtay?

Halkan ka daawo muuqaalka