Xisbiyada Muqdisho oo taageeray go’aanka Aqalka-sare

Madasha Xisbiyada Myqdisho waxay si buuxda u taageereysaa go’aanka Aqalka Sare ee ku aaddan wax ka beddelka xeerarkii ay Guddiga Wadajirka ah ee BFS u soo gudbiyeen guddoonka labada aqal kuna saabsanaa dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee heer federaal.