Maxaa kasoo baxay wadahadalkii Madaxweynayaasha D.Goboleedyada?

Kulan taleefoon oo dhexmaray Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka caawa,ayay isku raaceen in ay qabsadaan Shirkoodii madasha.

Shirka,ayaa dhici doona 8-da bisha kuna qabsoomi doona Dhuusamareeb.

Talaabo horay loo qaaday dalkana badbaado uhorseedi karta.

Jibril Qoobey.