VIDEO: Booliska Qardho oo gacanta ku dhigay koox Dadka ka furan jirtay Mobile-lada

Ciidamadda Booliska Qardho ayaa gacanta ku dhiggay laba nin oo dadka taleefoonadda ka furan-jiray iyaga oo adeegsanaya qori iyo tuute, 2daan nin ayaa dhawr qof taleefoon ka qaaday iyagoo qaarkood xabaddo ku riday.

Taliyaha Saldhigga Qardho, Taliye ku xigeenka Qaybta Gobolka Karkaar, Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobolka Karkaar oo warbaahinta la hadlay ayaa sheekay in ay sharcigga mari doonaan eedaysanayaashaan.