VIDEO: Mustaqbalka Madaxweyne Farmaajo muxuu ku dambeyn doonaa ?

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/rixmaan C/shakuur Warsame, ayaa sheegay in uusan Mustaqbalka siyaasadeed ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu mari doono wadadii uu mariyay saaxiibkiisii dhowaan ee Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.