Xasan Sheekh oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynihii hore ee DFS ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa Abdikani Geescadde u magacaabay wakiilka xisbiga ee Jubbaland.

Xasan Sheekh ayaa ka dalbaday dhamaan xubnaha iyo taageereyaasha xisbiga UPD inay la shaqeeyaan mas’uulkan la magacaabay si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

Xasan Sheekh Maxamuud & Wakiilka cusub ee Xisbigiisa ee Jubbaland.