VIDEO: Halkee mareysaa diiwaan-gelinta Ciidammada Puntland ee Gobalka Mudug ?

Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada Dowladda Puntland oo diiwaan-gelinta Ciidammada ka wada Gobalka Mudug, ayaa maanta diiwaan-galiyay Ciidanka Daraawiish-ta ee ku sugan Saldhiga Barda-dheere oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo.