3 sanno kaddib dhagax dhigii Farmaajo Aaway Wadadii Kalabeye – Caluula ? (VIDEO)

Saddax sano ka hor markii uu madaxweyne Farmaajo booqasho uu ku yimid gobolada Puntland doorashadii sii kadib, waxa uu dhagax dhigay waddada Kalaber- Caluula.

Hadaba halkee ayay ku dambaysay dhismihii waddadaasi? Maxaase ka jira in meel kale loo weeciyay? .