DEG-DEG: Deni, Xasan Sheekh, Shariif & CC Warsame oo ku shirsan Muqdisho

Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Sicii C/llaahi Deni, Madaxweynihii hore ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka socda magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ka socda hoyga Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa looga hadlayaa xaalada dalka, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020/2021, waxaana la filayaa inuu goor-dhow ku biiro Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.