Guddoomiyaha MCQS ee 5 Gobal ee Puntland oo xilkii la wareegay (VIDEO)

Guddoomiyaha cusub Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida ee Gobalada Bari, Sanaag, Karkaar, Gardafuu iyo Haylaan Gaashaanle Ibraahim Bile Maxamed ayaa maanta xilkii kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda G/dhexe Cabdirashiid Saleebaan Cabdi.