Maxaa loo baajiyay Kulankii Baarlamaanka Ee Beri??

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa Caawa loo diray Fariin lagu wargalinayo inuu baaqday kulan maanta la Iclaamiyay inuu qabsoomayo maalinimada berrito ah, kaas oo Ajandihiisu ahaa “Akhrinta 2-aad ee Sharciga Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha”.

Lama oga sababta loo baajiyay kulanka maanta lagu wargaliyay Xildhibaanada, Fadhiyada Golaha Shacabka BJFS ayaana habacsanaan ku jirtay tan iyo wixii ka dambeeyay radistii Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Abdirashiid A. Warsame