VIDEO: Garsoorka Ciidanka QS ee uu dhowaan magacaabay Deni oo xilalka la wareegay

Guddoomiyaha iyo Xeer ilaaliyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Gobalada Sool iyo Nugaal ayaa xilalkii kala wareegay Garsoorkii hore.