Agaasime cusub oo loo magacaabay Waaxda Tacliinta sare ee Puntland (Sawirro)

Wasiir ku-xigeeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ahna Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland, ayaa magaacabay Ku simaha Agaasimaha Waaxda Tacliinta sare iyo Deeqaha Waxbarashada Cabdikaafi Cabdulqaadir Cali Liibaan.