Dib udhiska Mire Awaare oo meel wacan maraya

Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare Garowe meel wanaagsan,ayuu marayaa dib udhiskiisii.

Mire Awaare oo ku yaala caasimada,waxuu noqon doonaa garoonkii ugu horeeyay oo heer caalami ah oo ay Puntland yeelato.

Dowlada Puntland waa ku bogaadinaynaa dadaalkeeda ay ku hormarinayso garoomada Kubada Cagta.

Jibril Qoobey.