Video:-Kubad Ciyaareed soo jiidasho leh oo ka socota Qardho

Kooxda kubadda cagta Muqdisho City Club,ayaa lagu soo dhaweeyay Garowe.

Kooxdu waxay Qardho kulan saaxiibtinnimo kula ciyaari doontaa kooxda Horseed FC ee ka dhisan horyaalka heerka koowaad ee Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka