Tigreega Itoobiya oo doortay Madaxweyne

Fadhi uu yeeshay Baarlamaanka Tigreega,ayaa lagu doortay Madaxweynaha shanta sano ee soo socota hogaamin doona Dowlada Tigreega ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka Itoobiya.

Debression,ayaa noqday Madaxweynaha 5-ta sano ee soo socota hogaanka u hayn doona Dowlada Tigreega.

Sida qorshuhu yahay dhawaan,ayuu soo dhisi doonaa Xukuumadiisa