Awood qeybsiga Dowladdii Daakhiliga 1956 ilaa 1960

Awood qeybsiga Dowladdii Daakhiliga 1956 ilaa 1960.

1- Cabdulaahi Ciise Raiisul wazaarihii Dowladdii Daakhiliga oo u dhashay beesha Habargidir.

2- xaaji Muuse Boqore Raiisul wazaare kuxigeen ahaana Waziirkii arimaha gudaha oo u dhashay beesha majeerteen.

3- Cali Jimcaale baraale Waziirkii Arimaha bulshada oo u dhashay beesha Xawaadle.

4-Salaad Aw Cabdi maxamuud Waziirkii maaliyadda oo u dhashay beesha majeerteen.

5- Maxamed Cabdinuur Waziirkii howlaha guud oo u dhashay beesha Abgaal.

6- Xaaji Faarax cali oomaar Waziirkii shaqaalaha oo u dhashay beesha Habargidir .

7- Maxamuud Yuusuf Aadan Muurro Waziirkii waxbarashada oo u dhashay beesha majeerteen.

8- Dr Cali Rooble Waziirkii beeraha oo u dhashay beesha Abgaal.

9- Axmed Nuur Ugaas Nuur Waziirkii xanaanada xoolaha oo u dhashay beesha ogaadeen .

9- Professor Cawad Caamir Dalmar oo u dhashay beesha majeerteen.

F:G
xiligaasi ahmiyaddu ma aysan ahayn in qofka lagu soo Xulo qoys ama qabiil blse lagu xulan Jiray khibraddiisa iyo Qadiyaddiisa iyo halgankiisa soomaalinimo uu u qabay inay soomaaliya dowlad madax banaan noqoto oo Xoriyad hesho ..

Xigasho Qoraa Dr cali Mire .