Madaxweyne Deni oo ka dhoofay Muqdisho

Waxyar ka hor,ayuu uduulay Nayrobi Madaxweyne Deni.

Nayrobi kulamo,ayaa ka dhici doona dhexmari doona Puntland iyo Diblomaasiyiin shisheeye.

La soco wararkayaga danbe…

Jibril Qoobey.