Cali Khaliif oo Jigjiga ku geeriyooday

Waxa hada warar nagu soo gaarayaan in Cali Khalif Galaydh uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga.

Ilaahay ha unaxariisto. Ehelada iyo asxaabta, iyo umada Soomaaliyeedba samir iyo iimaan, EEBE haka siiyo.

Aamiin Aamiin