W.xigeenka oo Gudi usaaray dhacdadii Iskuulka Ganbool Garowe

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta sare ayaa Magacaabay Guddi Xaqiiqo raadin ah ee Dugsiga sare ee Gambool.

Hoos ka dalaco warqada Guddiga Loo xil saaray arimaha Dugsiga sare ee Gambool.

Halkan ka akhriso:-