Hawlgal dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay Burtinle

Wado furid lagu deg-degay oo aan baahi weyn loo qabin,ayay Ciidanka Booliska Nugaal ka hawlgaleen.

Laba Qof oo mid shacab yahay midna Booliska,ayaa ku geeriyooday hawlgalkaas.

Sidoo kale 7-Qof oo shacab ah,ayaa ku dhaawacmay.

Waa laga baaqsan karay khasaaraha dhacay markii la qiimeeyo Wadadaaas.

Eeda ugu weyn waxaa la saarayaa Duqa Magaalada Burtinle.

Jibril Qoobey.