Maxay ka tiri Qaraxii Soobe Qaramada Midoobey ?

Sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Muqdisho, Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya maanta waxa ay xuseysaa dhibbanayaashii iyo dadkii ka badbaaday weerarkaas foosha xumaa, waxa ayna carrabka ku adkeyneysaa sida ay Qaramada Midoobay u garab taagantahay dhammaan dadka Soomaaliyeed”Ayaa lagu yiri war kasoo baxay Qaramada midoobey maanta.

Maanta waxay ku beegan tahay maalinkii uu dhacay Qaraxii khasaaraha balaaran geystay ee Soobe Muqdisho,kaasoo ay ku naf waayeen Dad ka badan 500 oo Qof.

Jibril Qoobey.