VIDEO: Taariikh-da Fanaanada Seynab Xaaji Cali Baxsan

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ee mudada dheer kusoo jiray Fanka, taas oo Isniintii ku geeryootay Muqdisho.