VIDEO: Dood ku saabsan dhismaha Hanaanka Dowliga ah oo lagu qabtay Garoowe

Hay’adda astaynta maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq-maasuqa dowladda Puntland ayaa Garoowe ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan ahmiyadda kobcinta garaadka bulshada iyo dhismaha hannaanka dowliga ah.