VIDEO: Ciidanka Booliska Puntland oo tababar loo soo xiray

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Amniga & DDR-TA Dowlada Puntland Ahna kusmaha wasiirkab C/laahi C/salaan Xasan ayaa tababar usoo xirey ciidamo boolis ah oo katirsan ilaalada Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garowe Gen maxamed abshir .

Ciidamadan ayaa tababarku dhawaanahan uga socday xerada ciidanka ee 54 aad ee magaalada Garoowe.