VIDEO: Maxay ka wada-hadleen Qoorqoor & Wakiilka QM ?

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Safiirka Qaramada Midoobay James Swan, oo Shir jaraa’d ku qabtay magaalada Dhuusa-mareeb ayaa ka warbixiyay kulan adag oo ay yeesheen.