Banaan-bax ka dhan ah Madaxweynaha Faransiiska oo ka dhacay Gaalkacyo (VIDEO)

Culumada Ahlusunna ee Magaalada Gaalkacyo oo abaabulay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, kaas oo dhowaan u gafay Nab Muxamed (NNKH).

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158777578651878&id=742346877