VIDEO: Dhul-gariir ku dhuftay Badda u dhexeysa dalalka Turkiga & Greece

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisu yahay 6.6 ayaa gilgilay badda Aegean Sea ee u dhexeysa dalalka Turkiga iyo Greece waxaana dhintay inta la xaqiijiyey 6 ruux iyo dhaawaca tiro kale sida ay ku warameyso warbaahinta dalkaasi Turkiga.

Sidoo kale waxaa burburay dhismayaal iyo waddooyin, waxaana socda gurmadyo lagu samata bixinayo Dadka waxyeeladu gaartay.

Faah-faahin dheeraad ah dib kala soco Insha allaah.