Maxkamadda Gobalka Bari oo u fariisatay Kiiskii kufsiga Kiiskii dilka ahaa ee loo geystay Naciima (Sawirro)

Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Bari ayaa Markii labaad u fariisatay kiiska Maxamed Cabdi farey, Cabdirixman Maxamed isaaq iyo Gaarane Faarax oo lagu soo edeyey in ay dil iyo kufsi u Gaysteen Marxuumad Naciima Cabdi Maxamed,
Kaasi 24 / 10 / 2020 xili habeen ah Ka dhacay Magalada Boosaaso.

Gudaha Maxkamada ayaa waxa ku sugan ehlada eedaysanayaasha, Qareeno iyo bulsho u timid dhagaysiga kiiskan oo si weyn looga hadal hayo Puntland gaar ahaan Bosaso.
Isha:SBC