Bam-gacmeed lagu weerar guriga Wasiirka Deegaanka Jubbaland

Bamgacmeed,ayaa lagu weeraray Guriga Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiiska Jubbaland Caydiid Saleebaan Xaashi.

Bamgacmedka waxaa ku geeriyooday 3-ka mid ah Ilaalada Wasiirka.

Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dadka kale.

Jibril Qoobey.