Shir u dhexeeya DFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo ka furmay Garoowe (VIDEO)

Shir looga hadlayo Arrimaha Deegaanka iyo Mashruuca Biyoole ayna ka qeyb- galayaan Masuuliyiin ka kala socda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ayaa ka furmay magaalada Garoowe.