Midowga musharixiinta oo ku dhawaaqay Guddiga Bad-baadinta Doorashooyinka Qaranka (VIDEO)

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Qaranka, kaas oo ka kooban 28 xubnood, sida uu ku dhawaaqay Af-hayeenka Golaha Ridwaan.